Waa Maxay KlickTipp Partnerprogramm:
Haddii Aad Tahay Suuq Geeye Raadinaya Inuu Daqli Ka Sameeye Affiliate Link Si Uu Komishan Uga Waxaan KlickTipp Affiliate Program Kuu Haysaa Fursad Dahabi Ah oo Aad Ku Heleyso 25% Nolosha oo Dhan KlickTipp Waa Adeeg Email-Marketing Ah oo Ay Isticmalaan Malaayiin Qof oo Ku Nool Wadanka Jarmalka iyo Yurub Waxa Ayna Sitoos U waa Faqsan Tahay GDPR .
Sidee U Shaqeysaa?
Marka Hore Waxaa U Baahan Tahay Inaad Iska Diiwaan Galiso Isdiiwaan galintuna Ma Ahan Mid Aad Qarash Ku Bixineyso Ee Waa Bilaash
Qofkastaa oo Link-gaas Gujiya oo Is Diiwaangaliyaa ama Xubin Ka Noqdo waxaad ku Heleysaa Komishan 25% Waxa Ayna Ku Xeran Tahay Inta Uu Bixiyo
Waxaa Kaloo Heleysaa 20% Qof Walba oo Affiliate Ahaan Isaga Diiwaan Galiyo
Faa iidooyinka Klicktipp Affiliate Programm:
25% Komishan Nolosha 20% Komishan Heerka Labaad GDPR ayay Si Buuxda U Waa Faqsan Tahay Convasion Heer Sare ah (=29%) Qalab Suuq-Geeyn Oo La Heli Karo Waxa Ay Bixiyaan Qarashaad Bila Ah
Maxaa Ka Dhigayo Mid Iyaga U Gaar Ah?
PIH Tracking: Qofkii Gujiyada Linki-gaada Haddii Xitta uu Isticmaalo Browser Cusub ama Ingocnito, Si Sax Ayaa Laguugu Xisabinayaa. Waxaad Heli Dontaa Talooyin Suuq Geyn Webinars, Templets, Waxayna Kaa dhigayaan Mid Affiliate-kiisa Guuleysta
Yaa U Qalma Inuu Bilaabo?
1:Affiliate Marker Kasta 2:Blogger/Youtuber/TIKTOKER 3:Qof leh Email-List ama Website 4:Qof Doonayo Inuu Ka Xoroobo Shaqooyinka Adag ee Nolosha Caadi Ah Si Uuu Daqli Fiican U sameeyo



